Sida ku cad Qodobka 4aad ee Sharciga Nootaayooyinka Federaalka Soomaaliya (Tix-raac: GSH/345/2/B-10/20 Soo saaray 29-Dec-2020 Irshaad Publice Nootaayooyinka loo oggolaaday inay markhaati ka noqdaan saxeexa dukumentiyada sharciga ah, oo badanaa khuseeya waraaqaha, hantida, shatiyada, Awoodda qareenka, dhaarinta, iyo aaminaadda.Mas’uul si guud loo wakiishay, nootaayuhu waxa uu u xilsaaran yahay xaqiijinta saxnimada dukumentiyada, waxayna u adeegaan markhaati dhexdhexaad ah marka ay saxeexayaan dukumentiyada sharciga ah.
Irshaad Public Noary Had iyo jeer waxaanu dadka siinaa adeegyo sharci oo dhamaystiran kiisaskaaga diirada saaraya cadaaladaada dhabta ah
Call Now
Support Email
Office location